Beesha caalamka oo war ka soo saartay midowga Maamulada Ahlu suna iyo Galmudug (Akhriso)

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Jabuuti, Itoobia, Talyaaniga, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa bogaadiyay Dowlad Goboleedka Federaalka ee Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal Jamaaca (ASWJ) ugu hambalyeeyay heshiiska ay maanta ku gaareen kuna saxiixeen magaalada Dhuusamareeb kaasoo u gogol xaaraya in maamul midaysan … Continue reading Beesha caalamka oo war ka soo saartay midowga Maamulada Ahlu suna iyo Galmudug (Akhriso)